Mashruuc cilmi baaris ah oo ku saabsan isbedelka Cimilada iyo sameynta ka dhalatay oo laga daahfuray Hargeysa

0
132

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdulahi Ismaaciil Seylici ayaa magaalada Hargeysa ka daah furay mashruuc cilmi baaris ah oo ku saabsan isbedelka Cimilada iyo saamaynta xoolo dhaqatada kaasoo laga sameyn doono deegannada Somaliland islamarkana socon doona muddo shan sano ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.