Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha XFS ayaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ku qabatay shir lagu daah-furayay deeq waxbarasho oo heerka labaad ee jaamacadda oo si bilaash ah wax lagu bari doono arday soomaaliyeed .
Kulanka daahfurka deeqda wax barasho waxaa ka qeyb galay masuuliyiin kakala socotay wasaarada waxbarashada jaamacada umada soomaaliyeed iyo aradadii ku guuleysatay deeqda waxbarasho.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad.