Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Qadar Charity oo kaa Shanaysa Hay’adda SoDMA ayaa magaalada Muqdisho ka daahfurtay mashruuc lagu qeybinayo hilibka udxiyada kaas oo la gaarsiinayo 29,200 oo ku Kala nool Muqdisho iyo Hargaysa.
Madasha lagu daahfurtay mashruuc lagu qeybinayo hilibka udxiyada ayaa waxaa goob joog ahaa maamulka Gobolka Bandaari madax katirsan Hay’adda Qadar Charity , Mas’uuliyiin ka socotay Hay’adda SoDMA .
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


