Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Bare ayaa magaalada Muqdisho ka dhagax dhigay mashruuc ganacsi oo casri ah islamarkana ka kooban hoteelo 5-star ah iyo suuq weyn.
Munaasabadda dhagax dhiga mashruuca ganacsi ayaa waxaa goob joog ahaa wasiiro,xildhibaano,xubno ka tirsan maamulka Gobalka Banaadir iyo Ganacsato.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq


