Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Godey ee DDS itoobiya ayaa laga qabtay kulan lagu daahfurayay mashruuc kor loogu qaadayo waxsoosaarka beeraha ee magaladaasi
Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka gobolka shabelle beerleyda iyo mamulka magaalada godeey iyo marti sharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


