Mashruuc Koronto lagu gelinayo xaafadaha oo laga bilaabay magaalada Bilcibuur.

0
27

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Degmada Bilcibuur ee Gobalka jarar ayaa lagu qabtay munaasabad xeraga looga jarayay mashuurca koronto galinta degmadaasi.

Mashuurcaan oo aay ku baxday 50 malyin oo bir ayaa looga soo jiiday awooda korontada magaalada dhagax buur iyadoo daah furka mashuurca aay goob joog ahaayeen masuliinga Gobalka jarar iyo xubno ka socday xafiiska Hormarinta magaalooyinka dowlad degaanka Soomalida.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.