Baledweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Gobalka Baay ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cali wardheere Dooyow ayaa daah-furay mashruuc koronto lagu gilinaayo degaanka Barwaaqo ee Duleedka magaalada Baydhabo.
Munaasabadda daah-furka mashuurca ayaa waxaa goob joog ahaa Maamulka Degmada Baydhabo,xubno ka socday Hay’addaha IOM iyo Mercy corps iyo masuuliyiin ka tirsan shirkada korontada ee Beco.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aeeys Isaaq.


