Mashruuc lagu afurinayo dadka danyarta oo laga daah furay Muqdisho.

0
41

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey Mashruuc afurin ah oo loo sameenaayo dadka dantayar iyo kuwa barakacyaasha ah ee ku nool gudaha dalka.

Munaasabada lagu daahfurayey mashruucaan ayaa waxaa goob joog ahaa guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi Aadan, Safiirka Dowladda Qatar ujooga Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal daahir Waaneey