Mashruuc lagu baran doono xirfadaha gacnta oo laga daahfuray magaalada Berbera

0
137

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Barbara ee xarunta gobolka Saaxiill ayaa laga daahfuray mashruuc mudo lix bilood ah socon doono kaasoo lagu baran doono barashada tolista dharka iyo xirafadaha kale ee farsamada gacanta waxaana kafaaideysanaya 30 haween ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here