Mashruuc lagu baranayo farsamada gacanta oo laga furay Hargeysa

0
105

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo kaashanaysa hay’adda Save Children ayaa magaalada Hargeysa ka daah-furtay barnaamij ku saabsan xirfadaha farsamada gacanta kaas oo ay ka faa’iidaysan doonaan arday dhan 3,300- guud ahaan gobollada dalka.

Shacinta barnaamijkan waxa goob-Joog ka ahaa Wasiirka wasarada waxbarashada Somaliland Prof: Ismaaciil Ducaale Yuusuf agaasimaha Waaxda farsmada gacan ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland iyo mas’uuliyiin katirsan hay’adda Save Children.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here