Mashruuc lagu caawinayay danyarta oo lagu soo gaba gabeeyay degmada Waajid.

0
70

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa lagu qabtey Munaasabadan oo lagusoo gabagabeynayey Mashruuc lagu caawinayay dadka danta yar ee ku nool deegaanada iyo degmooyinka gobolkaaasi .

Mashuurcaan oo ay fulineeysay Hay,adda ACF ayaa ka koobnaa bixinta deeqo lacageed,agab loogu tala galay in looga shaqeeyo nadaafadda ,hergelinta Musqulo iyo Ceelal.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here