Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda dib u dijinta iyo Arimaha Bani’aadinimada maamulka Soomaaliland oo ka shaneeyso Hay’adda Al-Raxma ayaa daah-furtay Mashruuca lagu cawinaya dadka Barakacayaasha ah ee ku nool maamulkasi.
Wajiga kobaad ee Mashruucan oo laga Daah-furay magalada Hargeysa ayaa waxaa dhar iyo macuun looga qeeybiyay qaar kamid ah Qoysaska Barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Hargeysa.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.


