Baledweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabad kooban oo lagu qabtay dagmada jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa lagu daahfuray mashruuc lagu quudin doono in kabadan 2000 oo qoys ah.
Waxaa madasha ka qeeybgalay gudoomiyaha hay,ada Sodma wasiiru dolwaha wasaarada Gargaarka Hirshabeele maamulka degmada Jalalaqsi iyo waxgarad.
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


