Mashruuc lagu caawinayo dadka nugul oo wajigiisa saddexaad laga daah furay dhuusmareeb.

0
43

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Qorsheynta Maamulka Galmudug ayaa magaalada Dhuusa-mareeb ka daahfurtay wajiga 3-aad ee Mashruuca Dhisidda Adkeysiga Bulshooyinka Nugul ee ku nool Soomaaliya.

Waxa ka qeyb galay furitaanka mashaariicdan wasiirada Caafimaadka, deegaanka, gudoomiyaha magaalada Dhuusa-mareeb agaasimayaasha guud ee wasaaradahaasi iyo hay’addaha kahowlgalo Deegaanada galmudug.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.