Baladweyne ( Radio Beerlula )-Mas, uuliyiin ka tirsan Wasaarada Beeraha Dowladgoboleedka Hirshabeelle ayaa kormeeray halka uu maraayo da,daalada adag ee lagu Xiraayo Buqda tuulada bayaxaaw ee Magaalada jowhar.
Buqdan ayaa dhowrjeer futahday tuulada waxa ayna saameysay beeraleyda tuulada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.
Audio Player