Mashruuc lagu dhisayo dhaam lagu keydiyo biyaha oo ka socda deegaanka wada jir ee duleedka degmada Dhoobley.

0
96

Baladweyne (Radio Beerlula)-Deegaanka Wadajir ee duleedka degmada Dhoobley ee gobolka jubadda hoose ayaa waxaa ka socda dhismaha dhaam loogu talo galay in lagu keydiyo biyaha roobka si xiliga jilaalka ay uga faa’ideystan dadka deegaanka.

Mashariicdan lagu hirgelinayo dhaamkan loogu talo galay in lagu keydiyo biyaha roobka ayaa maalgalineysa hay’adda NIS.

Warbixintanw waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadam Xuseen.