Mashruuc lagu dhisayo wadooyin laami ah oo laga bilaabay degmada Carmo.

0
150

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Carmo ee Gobalka Bari ayaa laga bilaabay dhismaha wajiga labaad wadooyin laami ah oo laga hirgelinaayo Degmada islamarkana lagu dhisaayo iskaashi maamulka iyo Bulshada degmada ah.

Munaasabadda daah-furka wajiga labaad ee dhismaha wadooyinka laamiga ah ayaa waxaa goob joog ahaa Maamulka Gobolka Bari,kan degmada Carmo,masuuliyiin ka tirsan shirkadaha dhisaayo wadooyinka iyo qaar kamid ah Bulshada degmadaasi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here