Mashruuc lagu dhisayo wadooyinka oo laga bilaabay Baardheere

0
52

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’ada reys oo kashaneyso bulshada degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa daah furay  Mashruuca dalkaga ku  dhiso shan dolar oo ay iska kashan donana haaya.ada reys iyo bulshada dagmada baardheere

Mashruucan lagu dhisayo Waddooyinka dhax maro iyo kuwa ka baxo Degmada Baardheere ayaa ah mashruuc lagu hor marinayo bilicda degamada

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen