Mashruuc lagu dhisayo xaafadaha isku raranka ah ee dalka oo lagu soo bandhigay Nairobi.

0
196

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Howlaha guud iyo guryeenta Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Neyrobi ee dalka Kenya kusoo bandhigtay mashruuca lagu dhisaayo xafaadaha isku raranka ah ee degaanada aan shirciyeeysanen ee ku yaalo dalka.

Munaasabadda lagu soo bandhigay mashruucaan ayaa waxaa goob joog ahaa masuuliyiin ka socday Hay’adda caalamiga ah,Hay’adaha dowladda iyo xubno ka socday Dowlad Goboleedyada dalka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here