Mashruuc lagu dhisayo xaafadda xeebta Luulka oo laga dhagax dhigay Muqdisho.

0
39

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhagax dhigay dhismaha xaafadda casriga ah ee Xeebta Luulka, taasi oo ay magaalada Muqdisho ka hirgalinayaan ganacsato Soomaaliyeed.

Munaasabadda lagu dhagax dhigayay xaafaddan cusub ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiiro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya, ganacsto, maamulka gobolka Banaadir iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here