Mashruuc lagu hormarinayo beeraleyda iyo xoolo dhaqatada oo laga daah furay Kismaayo.

0
125

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daahfurtay mashruuc lagu hormarinayo beeraleyda iyo xoolo dhaqatada.

Mashruucan ayaa waxaa maalgelineysa Dowladda Norway, iyada oo aay fulineysa hay’adda NRC waxaana ka qeyb galay furitaanka mashruucaan agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland Ayaanle Xuseen Maxamed mas’uuliyiin katirsan wasaaradaha beeraha iyo waraabka iyo xanaanada xoolaha Jubbaland

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi