Mashruuc lagu Horumarinayo barakacayaasha oo lagu daah furay Baydhabo.

0
90

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Mashruucan oo laga daahfurey Magaalada Baydhabo ayaa u jeedadiisu tahay sidii loo hormarin lahaa Bulshada danyarta ah gaar ahaan kuwooda Barakacayaasha ku nool guud ahaan Deeganada KGS.

Mashruucan ayaa ah maalgilin loo sameynayo dadka danyarta ah waxaana maalgilintan sameynaya Hey’adaha ACTED-BAH/ Iyo USAID.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.