Mashruuc lagu taageeraayo dadka baahiyaha gaarka qabo oo laga daah furay Muqdisho.

0
35

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu Qabtay munaasabad lagu soo bandhigayay mashruuc lagu taageerayo dadka naafada ah kaasi oo aay so Agaasintay Haya’adda Special onlympics .

Munaasabadan ayaana isugu Jirtay tababar la siinyay Macalimiinta Dadka Garaadka Ka Naafooway iyo Daah Furka Mashruuc lagu Tageerayo Caruurta Baahiyaha Gaarka ah qabo iyadoona aay ka qeeyb Galeen Madax Ka Tirsan Dowladda Soomaaliya.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq