Mashruuc qaliimo faruuryaha loogu sameeyay 120 ruux oo lagu soo gunaanaday Muqdisho.

0
104

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu soo gaba gabeeyay qalin faruuryaha loogu sameeyay in ka badan 120 oo ruux oo iskugu jira caruur iyo dad waa weyn.

Dadka ka faa’ideystay ololahan lacag la’aanta ee qalinka faruuryaha loogu sameeyay ayaa kala yimid gobollada dalka, dowlad deegaanka Soomaalida iyo waqooyi bari dalka kenya.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saney.