Mashruuc qaliimo lacag la’aan ah loogu sameeyay 70 caruur ah oo lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho.

0
150

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa magaalada Muqdisho kusoo gabagabeesay Mashruuc qaliino loogu sameeyay in kabadn 70 caruur ah oo Wadnuhu Daloolay.

Mashruucan ayaa waxaa iska kaashanayay maamulka isbitaalka soomali sudaneys iyo Hay’adda Hormuud Salaam Foundation kasoo loo aadi jiray dalka dibadiisa.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here