Mashruuca Adkeysiga calafka xoolaha oo laga daah furay magaalada Muqdisho.

0
89

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Xasan Xuseen Maxamed ayaa magaalada Muqdisho ka daahfurtay mashruuca adkaysiga calafka Xoolaha iyo cuntada Xoolaha ee Afrika.

Daahfurka mashruuca ayaa waxa kasoo keyb galay wakiila kasocday maamul goboleedyada dalka hay’addaha kashaqeeya arimaha hormarinta Xoolaha iyo Marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.