Mashruuca afurinta qoysaska agoonta iyo kuwa baahiyaha gaarka qaba oo laga daah furay Muqdisho

0
94

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa laga daah furay mashruuc lagu afurinayo in ka badan 4900 qoys oo iskugu jira agoon iyo kuwa baahiyaha gaarka qaba kaasoo socon doonaa inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Mashruucan ayaa waxaa iska kaashanaya wasaaradda diinta iyo awqaafta xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo hay’adda Qatar Charity.

Warbixintan waxa soojeedinaya  Maxamad Cabdi Saneey.