Mashruuca ansxinta Qorshaha Maalgashiga oo laga daah furay magaalada Kismaayo.

0
173

Baladweyne (Radio Beerlula)- kulankan oo ay soo qaban qaabisay wasaarada beeraha iyo waraabka jubaland ayna kasoo qeyb galeen masuuliyiinta wasaarada maamulka degmada kismaayo iyo qaar kamida shacabka degmada ayaa lagu qabtay magaalada kismaayo ee xarunta KMG jubaland/

kulanka oo looga hadlayay in la meelmariyo mashaariicda horumarineed ee degmada kismaayo ay leedahay iyo xog aruurin kusaabsan sida baahiyaha jira ay u kala mudanyihiin in wax laga qabto ayaa waxa ka qeyb galay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beereha iyo waraabka Jubbaland gudoomiyaha degmada kismaayo iyo marti sharaf kale .

Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here