Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaarada beeraha iyo waraabka XFS ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuca beeraha iyo wabiyada Soomaliya.
Mashruucan ayaa ah mid ahmiyad weyn uleh Beeraleyda Soomaliyeed si ay usoo saaraan dalago badan.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan