Mashruuca bilic soo celinta magaalada dhuusamareeb oo la daah furay.

0
79

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda deeegaanka iyo isbadalka cimilada Galmudug ayaa magaalada dhuusamareeb ka daah furtey mashruuca bilic soo celin ah.

Ujeedka mashruucaan ayaa ah in la sameeyo olole nadaafadeed oo soconaya mudo sadax maalin iyadoo 5 ta xaafadood ee ay ka koobantahay dhuusa mareeb laga sameyn doono.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud