Mashruuca biyo gelinta magaalada Kismaayo oo wajigiisii koowaad lasoo gabogabeeyey.

0
124

Baladweyne ( Radio Beerlula )-mashruuca weyn ee biyo galinta Magaalada Kismaayo ee deegaanka Yoontooy ayaa lasoo gabagabeeyay wajigiisa koobaad.

In ka badan sodon sano kahor ayay dowladii dhexe ee dalka hirgalisay mashruucan iyadoo dib hada ay u howlgalinayso Wasaarada Tamarta iyo Biyaha Jubbaland.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.