Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Maamulka Somaliland ayaa magaalada Hargeeysa ka daah-furtay mashruuca Cilmi Baarista Cafimaadka maanka oo aay iska kashanayaan wasaaradda Cafimaadka Somaliland iyo jamacadaha Hargeysa iyo camuud.
Munaasabadda daah-furka mashuurcaan ayaa waxaa ka qeeyb galay wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland, Agaasimayal, madax ka socotay jamaacadaha magaalada Hargeysa iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.


