Mashruuca Daryeelka Bulshada Baahiyaha Gaarka Qaba Iyo Caruurta oo laga daahfuray Hargeysa

0
160

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaarada shaqo Galinta Somaliland injineer Cali Xoor-xoor Ayaa magaalada Hargeysa ka Daafuray Mashruuca Daryeelka Bulshada Baahiyaha Gaarka Qaba Iyo Caruurta

Waxa ka qeyb galay daahfurka mashruucan wasaarada caafimaadka wasaarada arimaha bulshada qoyska iyo shaqada iyo marti Sharaf kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.