Mashruuca daryeelka bulshada oo laga daah-furay magaalada Hargeysa

0
118

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada hargeysa ee xarunta maamulka Soomaliland ayaa waxaa laga daah furay Mashruuca Daryeelka Bulshada kaasi oo ah awoodsiinta caruurta.

Munaasabada lagu daahfurayay mashruucan ayaa waxaa ka qeyb galay wasiiro iyo qaar kamid ah golaha deegaanka Hargeysa, waxana ka faa’ideysan doonaa in ka badan 5 kun oo qoys.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan