Mashruuca dhismaha Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb oo la daah furay.

0
154

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayaa Magaalada dhuusamareeb ka daah furay mashruuca dhismaha garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Dhuusamareeb.

Kulankan lagu daah furayay mashruuca dhismaha garoonka diyaaradaha Dhuusmaareeb ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweyne ku xigeenka Galmudug, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo xubno ka tirsan xildhibaannada DFS ee laga soo doorto Galmudug.

Warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed