Mashruuca dhismaha garoonka kubada cagta caabudwaq oo la daahfuray

0
28

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaardda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowlad goboleedka Galmudug Cabdiwahab Sheekh Abukar ayaa daah furay dayactirka dhismaha iyo roog dhigidda Garoonka kubadda cagta Degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Daah furka dhismahan iyo roog dhigida garoonka ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiiro ka tirsan Galmudug, maamulka degmada Caabudwaaq iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here