Mashruuca dib-usoo nooleynta nidaamyada abuurka dalka oo laga daah furay Muqdisho.

0
95

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiiru dowlaha wasaaradda beeraha iyo waraabka xukuumadda federaalka Soomaaliya Asad Cabdirisaaq Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah furay  mashruuca dib-usoo nooleynta nidaamyada abuurka dalka.

Daah furka mashruucan ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiiro ka tirsan dowladda, hay’addaha qaramada midoobay ee ka shaqeeya dhanka beeraha iyo xubno ka socday dowlad goboleedyada dalka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey