Mashruuca dimuqraadiyeeynta iyo isla xisaabtanka oo laga furay degmada Warsheekh.

0
47

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha Gudaha maamulka Hirshabelle ayaa Magaalada Warsheekh ka daahfurtay Mashruuca Dimuqraadiyeenta iyo Islaxisaabtanka bulshada waaxa taabagelinaya Hay’adda FCA taasi oo loogu talagalay In lagu hormariyo Degmooyiinka Gobalka Shabeelaha Dhexe.

Munaasabada lagu daahfurayey Mashruucaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiiro , Ururada Bulshada Rayidka iyo Hay’addaha ka shaqeeyo arrimaha horumarinta bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here