Mashruuca horumarinta jaamacadaha oo laga daah furay magaalada Hargeysa.

0
137

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweyne-ku-xigeenka somaliland Cabdiraxmaan Cabdulaahi Ismaaciil (seylici) ayaa magaalada Hargeysa ka daah furay mashruuca horumarinta jaamacadaha BSU kaasi oo ah mashruuc aay ku midoobeen kana wada shaqeynayaan Jaamacada Hargeysa iyo jaamacahadaha kuyaal wadanka Denmark

munaasabada furitaanka mashruuca ayaa ka qeyb galay mas’uuliyiin katirsan maamulka somaliland madax katirsan jaamacadaha wadanka Denmark iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi