Mashruuca horumarinta kallumeeysta degmada Badhaadhe oo la daah furay.

0
70

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga gudaha maamulka Jubbaland Mudane Aadan Axmed Xaaji ayaa magaalada Kismaayo ka daah-furay Mashruuca horumarinta Kalllumeystada ee daris wanaag kaasi oo loogu talagalay kallumaysatada Degmada Badhaadhe.

Daah furka mashruucaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Degmada Kismaayo, Wasiiro , Xildhibaano iyo bulshada rayidka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.