Mashruuca horumarinta xasiloonida oo laga daah furay degamda Baladxaawo ee gobolka Gedo.

0
66

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Degmada Balad xaawo ee gobalka Gedo Cabdicaasi Xareed Cabdulaahi ayaa daahfuray Mashruuca Horumarinta Nabadda iyo Xasiloonida ee gobalkaasi.

Daahfurka mashruuca Nabadda iyo xasiloonida ayaa waxaa goob joog ahaa Gudoomiyaha Degmada Balad Xaawo , Ururada Bulshada , Cuqaal iyo Dhallinyaro.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.