Mashruuca horumarinta Xuquuqul Insaanka oo laga daah furay Kismaayo.

0
30

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa maanta laga Daah-furay mashuurca Horumarinta adeegyada Xuquuqul insaanka ee Hay’addaha Dhaqan cilinta iyo Cadaaladdaha.

Daah-furka mashuurcaan ayaa waxaa ka qeeybagalay Wasiiro ka tirsan maamulka Jubbaland,sarakiil ka socday Ciidanka Asluubta,sharci yaqaano iyo Gudiga u qareemidda Maxaabiista.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here