Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabadaan oo lagu daah furayay mashruuca kala korinta ubadka iyo daryeelka hooyada uurka leh ayaa ka qabsoontay degmada Gursum gobolka Faafan ee Dowalad deegaanka Soomaalida itoobiyo iyadoo loogu talagalay ineey ka faaiideeystaan Haweenka gobolkaasi.
Mashruucaan ayaa waxaa iska kaashanaayo Xafiiska Caafimaadka gobalka faafan iyo ha’yada qaramada midoobe ee UNFPA.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.


