Mashruuca Nagaad oo lagu nashqadeynayo bulaacaddaha Muqdisho oo la daah furay.

0
66

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Muqdisho ka Daah_Furay mashuurca Nagaad ee hirgilinta nash-qadeenta dhismaha bulaacadaha biyo mareenada Muqdisho.

Munaasabada daah furka ayaa waxaa Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ku wehlinayey Gudoomiyaha Gobalka Banaadir yuusuf xuseen Jimcaale iyo masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.