Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda beeraha iyo waraabka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka furtay shir looga hadlayay hormarinta beeraha maamulkaasi.
Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay xubno kamid ah Wasaaradda beeraha Jubbaland.,Hay’adaha ka shaqeya arimaha beeraha iyo mas’uuliyiin kale.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin