Mashruuca sugnaanta cuntada oo laga daah furay magaalada Kismaayo.

0
48

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Jubbaland ayaa Magaalada Kismayo ka daahfuray mashruuca sugnaanta cunada iyo nafaqada.

Madasha lagu daahfurayay mashruucaan ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiiro ka tirsan Jubaland iyo madaxda maamulada degmooyin ka tirsan Jubaland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.