Mashruuca talaalka xoolaha oo laga bilaabay tuulada Badiilacad ee degmada Godeey.

0
122

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xafiiska Horumarinta Xoola-dhaqatada ee degmada Godey oo kaashanaya hey’adda  Save the Children ayaa tuulada Badiilo-cad ka fuliyay talaalka iyo daawaynta xoolaha.

Talaalkan oo loogu tala galay ariga iyo lo da ayaa waxaa ka faaideystay xoolo dhaqtada ku nool tuulada Badiilo-cad iyo deegaanada kale ee hoos yimaado.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here