Mashruuca tayaynta calafka xoolaha Gobolka Sanaag ee Somaliland oo xariga laka jaray

0
150

Baladweyne (Radio Beerlula)- Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Muuse iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaannada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga Somailand Dr Axmed Cali Maax ayaa si wada jira xariga uga jaray Mashruuca weyn ee tayaynta calafka xoolaha ee Gobolka Sanaag.

Waxa ka qeyb galay madasha xarig jarka mas’uuliyiinta Gobolka Sanaag iyo qaar kamid ah mas’uuliyiinta wasaarada Xanaannada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga Somailand iyo marti Sharaf kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.