Mashruuca u adkeeysiga nolosha reer Miiga oo laga furay Muqdisho

0
36

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha Daaqa XFS ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalkeena Soomaaliya ka daahfurtqy Mashruuca adkeysiga nolosha miyiga.

Daahfurkaan mashruucaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiiirka Wasaaradda Beeraha xukuumada Faderaalka Soomaaliya, Mas’uuliyiin ka kala socday Wasaaraddaha Beeraha maamul Goboleedyada dalka iyo qaybaha kale ee bulshada gobalka Banaadir.

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here