Mashruuca wax soo saarka nafaqada iyo cunista qudaarta oo laga daah furay Kismaayo.

0
131

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daahfuray mashruuca wacyigalinta sare u qaadista wax soosaarka nafaqada iyo cunista qudaarta kala duwan.

Waxaa ka qeeybgalay wasiiro Xildhibaano beeraleey iyo xubno ka socday ururada Bulshada Rayidka Kismaayo.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan